Muxuu salka ku hayaa heshiiska Puntland la saxiixatay Shirkadda Frontier Service Group?

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay munaasabad ay ku kala saxiixanayeen Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland iyo Shirkadda Frontier Service Group oo laga leeyahay dalka Shiinaha heshiis is-afgarad oo lagu horumarinaayo garoonka diyaaradaha Garoowe ee Janaraal Maxamed Abshir. Ku-simaha Madaxweynaha ayaa waxaa kala qayb galay … Continue reading Muxuu salka ku hayaa heshiiska Puntland la saxiixatay Shirkadda Frontier Service Group?